Warbixin Covid-19 bulshada ajaaniibta

Hämeenlinna
Hagitaanka koronaha ee ku socda dugsiyada iyo xanaanooyinka (pdf)
MAXAA KULA GUDBOON ,HADDAAD ISAGA SHAKIDO INAAD QABTO?
Haddaad iska dareento cariiri neefsiga, joog gurigaaga kana ilaalio inaad dadka kale u gudbiso xanuunka. Ha aadin rugaha caafimaadka ee xaafadaha. Ha booqoan guryaha dadka kale.
Haddii xaaladu kugu sii adkaato ama aad u baahato talosiin baxnaanin, waxaad la xiriirtaa adeega OmaOlo ama inaad teleefon u dirto rugta caafimaadka xaafada. Waxaad wici kartaa maalmaha shaqada saacada inta u dhexeysa 8–15 rugta caafimaaadkaaga iyo habeenkii iyo wiikendhiyada waxaad wacdaa heeganka isbitaalka dhexe ee Kanta-Hämeen, t. 03 621 9140
- Rugta caafimaadka Hauho: t. 03 621 9140
- Rugta caafimaadka Idänpää: t. 03 621 9145
- Rugta caafimaadka Jukola: t. 03 621 9150
- Rugta caafimaadka Kalvola: t. 03 621 9160
- Rugta caafimaadka Lammi: t. 03 621 9130
- Rugta caafimaadka Ojoiste: t. 03 621 9170
- Rugta caafimaadka Rengo: t. 03 621 9175
- Rugta caafimaadka Vilpurintie teleefonka balamaha waxaad u wacan xarafka uu ina-ayahaagu ka bilaabanayo
- A–Kos. t. 03 6219185
- Kot–Puk t. 03 621 9165
- Pul–Ö. t. 03 621 9881
Goobaha Caafimaadka ee Hämeenlinna
XAGEED XOGTA ARRIMAHA HÄMEENLINNA KA HELI KARTAA?
Boga internetka ee Magaalada Hämeenlinna:
- af finnish shabakada magaalada Hämeenlinna iyo myintegration.fi
- info in English iyo myintegration.fi
- carabi
Baraha bulshada:
Fiidiyow (videos)
Baaritaanka degdegga ah ee guriga ee Koronaha
Tallaalka saddexaad ee cudurka koronaha – Jawaabihii su’aalaha guud
Tallaalka koronaha ee dhalinyaradda- jawaabaha ku saabsan su’aalaha guud ee tallaalka
Koronaha waxaa lagu kala qaadaa is araga
Waxaannu cudud dhererkeedau jirnaa halka ugu fiican