Myintegration Logo
Size qoraalka
Hel adeegaagga
Dhacdooyinka
  • Hel adeegaagga
  • Dhacdooyinka
  • Bogga hore
  • DEEGAANKA
        • Markaad u guureysid gurigaaga
          • Kusoo dhowow Hämeenlinna!
          • WAA MAXAY HÄMEENLINNA?
          • Xageed ka heleysaa guri?
          • Kirada iyo deebaajiga
          • Samee heshiis kiro oo qoraal ah
          • Muddo ogeysiis
          • Ogeysiiska guuritaanka
          • KAALMADA KIRADA EE KELADA
          • GURI IIBSASHO
          • Shirkadda dayactirka
          • GURYAHA ARDEYDA
          • Caymiska gurigga
        • Ku noolow hoygaaga
          • Xuquuqda kiraystaha
          • Waajibaadka kiraystaha
          • Ammaanka gurigga
          • Ammaanka dabka / gubashada
          • Sideed uga hor tagi kartaa dhaawaca biyo furashada
          • Shaqada korontada
        • Isbedelka deganaanshaha
          • Haddii aad dooneysid inaad u guurtid guri kale
          • TALO-BIXINTA DEGANAANSHAHA IYO TAAGEERADA DEGANAANSHAHA
        • Kala soocsoocida qashinka
          • Qashinka iyo dib u isticmaalidda
          • Alaabta hagaagsan iyo dharka, kuwa aanad mar dabme u baahaneynin
          • Sidan ayaad u yareyn kartaa cadadka qashinkaaga lacagna u keydsan kartaa
  • Shaqo dalbasho, shaqo iyo ganacsi
        • Shaqo dalbasho
          • Isku diiwaangeli shaqo doone ahaan
            • Tijaabada dawladda deegaanka ee shaqaalaysiinta
            • Qorshaha qiimeynta iyo iskudhafka hore
            • Isdhexgalka iyo shaqaalaysiinta
            • Adeegyada taageerada shaqaalaysiinta
            • Caafimaadka iyo awooda shaqeynta
          • U dalbo shaqada si firfircoon
            • Xagee shaqo laga raadsadaa?
            • CAAWIMAAD SHAQO RAADIN
          • Foomka shaqo dalbashada iyo CV
          • Wareysiga shaqada
        • Shaqo
          • Markaad heshid shaqo
            • Heshiiska shaqada
            • Kaadhka cashuurta
            • Ururada shaqaalaha iyo qasnadda shaqo la’aanta
          • Ilaalinta shaqaalaha
          • Dhaqanka shaqada Finnishka
          • Fasaxa jirada
          • Shahaadada shaqada
          • Caawimaada xaaladaha dhibaatada
        • Ganacsiga
          • Isku diyaarinta ganacsiga
          • Marxaladaha udub dhexaadka u ah ganacsi furashada
  • Barashada luqada finnishka
        • Si degdeg ah si aad u shaqeyso: Opin tababar
        • Iskuuladda dal la qabsiga
        • Koorsooyinka machadka ee Vanajavesi
        • Kooxda ee Kumppanuustalo
        • Qaybta habka isku-dhex-gelinta hooyooyinka guriga jooga
        • Iskaa u barashada luqada finnishka
        • tijaabada derajada luqadda (YKI)
  • Waxbarashada
        • Barbaarin-horaadka
          • Dalabka barbaarinta ilmaha
          • Xanaanooyinka Hämeenlinna
          • Xanaanadda furan iyo goobaha kulanka
          • Lacag-bixinta barbaarinta
          • Ilamah guriga lagu xanaaneeyo
        • Waxbarasho-horaadka
        • Gaadiidka iskuuladda
        • Waxbarashadda aasaasiga ah
          • Iskuuladda Hämeenlinna iyo qaabka loo dalbado
          • Daryeelka subaxa iyo gelinka danbe ee ilmaha
          • Hiwaayadda Oo Kuu Dhow
          • Waxbarashadda luuqadda hooyo
          • WAXBARASHADA U DIYAARGAROWGA AH
          • Waxbarasho ee dadka waaweyn
        • Adeegyadda dhalinyaradda
        • Dugsiga sare
        • Waxbarashada xirfadaha ee heerka sare iyo jaamacada
        • Waxbarasho xirfadeed
        • Shahaadooyinka ajnabiga markii la keeno Finland
  • Caafimaadka
  • ARRIMAHA-LACAGTA IYO ADEEGYADA ARRIMAHA BULSHADA
        • Kaalmooyinka Kelada
        • Talobixinta iyo caawimaadda arrimaha lacagta
        • Biilasha bixintooda
        • Adeegyada bulshada
  • XILLIYADA-FASAXA AH EE HÄMEENLINNA
        • Kooxaha kullamada iyo meelaha lagu kulmo ee bilaashka ah
          • Gurigga iskaashiga (Kumppanuustalo)
          • Goobaha dhallinyarada
          • Maktabadaha
          • Ururada, kooxaha iyo jaaliyadah
          • Kaniisadaha iyo diimaha bulshada
        • Kaalmada bulshada
        • Banaan u bixidda
          • Kalluumaysiga
          • Goobaha ciyaarata
          • Garoomada jimicsiga iyo garoomada barafka
          • Goobaha dalxiiska ee dabiiciga ah
          • Jaranjarada jimicsiga
          • Goobaha dabka lagu shito iyo ololinta
          • Barashada iyo tusaale. muusiga
        • Jimicsiyada
        • Tiyaatarada
        • Verkatehdas
        • Xarunta dhaqanka ARX
        • Musiyamyada
        • Silimooyada/shaneemooyinka
        • Dhacdooyinka
        • DHUL-BEEREED HÄMEENLINNA
  • Nolol Maalmeedka Dalka Finland
        • Warar aasaasi ah oo ku saabsan finland
        • Maamulka finland
          • Maamulka dowladda
          • Maamulka soonaha
          • Degmooyinka
        • Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee gudaha finland
        • Sinnaanta
        • Isku qiimo ahaanshaha
        • Qoyska 
          • Waa maxey qoys?
          • Wada deganaansho
          • Guurka
          • Xuquuqda iyo waajibaadyada lammaanayaasha is qaba
          • Caruurta
          • Waalidiintu xuquuqda ay leeyihiin iyo waajibaadyada saaran
          • Badbaadadda carruurta
          • Adeegyada badbaadadda carruurta ee Hämeenlinna
        • Cimilada finland
        • Xafladaha ciidda ee finnishka
        • Hab-dhaqanka finnishka
        • Dhaqanka finnishka ee cuntada
        • Ku soo dhawoow Finland! Hanuuninta bulshada marxaladooda ugu horeysa ee dadka dalka u soo guurey

Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee gudaha finland

NOLOL MAALMEEDKA DALKA FINLAND
  • Warar aasaasi ah oo ku saabsan finland
  • Maamulka finland
  • Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee gudaha finland
  • Sinnaanta
  • Isku qiimo ahaanshaha
  • Qoyska 
  • Cimilada finland
  • Xafladaha ciidda ee finnishka
  • Hab-dhaqanka finnishka
  • Dhaqanka finnishka ee cuntada
  • Ku soo dhawoow Finland! Hanuuninta bulshada marxaladooda ugu horeysa ee dadka dalka u soo guurey
/ Nolol Maalmeedka Dalka Finland / Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee gudaha finland

Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee gudaha finland

  • Warar aasaasi ah oo ku saabsan finland
  • Maamulka finland
  • Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee gudaha finland
  • Sinnaanta
  • Isku qiimo ahaanshaha
  • Qoyska 
  • Cimilada finland
  • Xafladaha ciidda ee finnishka
  • Hab-dhaqanka finnishka
  • Dhaqanka finnishka ee cuntada
  • Ku soo dhawoow Finland! Hanuuninta bulshada marxaladooda ugu horeysa ee dadka dalka u soo guurey

XUQUUQDAADA IYO WAAJIBAADKAAGA EE GUDAHA FINLAND 

Dadka ajnabiga ah, kuwa deggan dalkan Finland, waxay leeyihiin xuquuqda iyo waajibaadka finnishku leeyihiin oo kale. Xuquuqahan iyo waajibaadyadan soo socdaa waxay khuseeyaan sidoo kale ajaanibta degan dalkan Finland.

 

Xuquuqyada

  • Dadkoo dhan waxay xaq u leeyihiin in si isku mid ah loola macaamilo. Cidna si dadka kale ka duwan loolama macaamilo karo tusaale ahaan jinsi, da’, diin ama naafo dartood.
  • Qof kasta wuxuu si xornimo ah u sheegi karaa islamarkaasna u qori karaa fikirkiisa.
  • Dadku waxay qabanqaabsan karaan shirar iyo bannaanbaxyo waana sidoo kale ka qeybgeli karaan. Bannaanbaxa waa in booliska horay loo sii ogeysiiyaa.
  • Qofna dil laguma xukumi karo lamana jirdili karo.
  • Dadka oo dhan waxay si xornimo ah u dooran karaan meesha ay ka degayaan Finland.
  • Qof kasta wuxuu xaq u leeyahay xafidaadiisa shaqsiyadeed. Warqadaha qof kale lama aqrin karo sidoo kale telefoonka qof kale lama dhegeysan karo.
  • Qof kastaa wuxuu dooran karaa diintiisa. Haddii uusan dooneyn loogama baahna in uu wax diin ah doorto.
  • Dadka ajnabiga ah ee sida joogtada ah u deggan Finland islamarkaasna buuxiyay 18 sano waxay ka codeyn karaan doorashooyinka degmooyinka.
  • Ajaaniibta xaqa u leh inay codkooda ka dhiibtaan doorashooyinka degmooyinka, waxay sidoo kale xaq u leeyihiin inay isu soo sharaxaan doorashooyinka degmooyinka.
  • Muwadiniinta Midowga Yurub ee gur-degmo ku leh Finland waxay codkooda ka dhiiban karaan doorashooyinka baarlamaanka Yurub haddii ay iska diiwaangeliyeen rajistareeshinka codbixinta.
  • Muwaadiniinta Midowga Yurub ee rajistareeshinka codbixinta Finland kaga jira waxay isu soo sharixi karaan doorashooyinka baarlamaanka Yurub ee Finland.

Wixii warbixin dheeraad ah ee ku saabsan xuquuqda codeynta/ footeynta ajnabiga halkan ayaad ka heleysaa.

 

Waajibaadyada

  • Dhamaan dadka deggan ama jooga Finland waa inay u hogaansamaan sharciga Finland.
  • 7- 17 sano jiryada waxaa saaran waajib ah inay soo dhameystaan waxbarashada hoose-dhexe.
  • Inta badan dadka ka shaqeeya Finland waa inay canshuur ka siiyaan Finland mushaarkooda.
  • Dadka oo dhan waxaa waajib ku ah inay cadaalada ka marqaati kacaan, haddii iyaga looga yeero halkaas.
  • Waalidka waxaa waajib ku ah inay daryeelaan carruurtooda.
  • Dadka oo dhan waxaa waajib ku ah inay caawiyaan marka u shil dhaco.

 

Xuquuqda iyo waajibaadka muwaadiniinta Finnishka ah 

Kuwaan waxaa dheer oo muwaadiniinta Finnishka saaran islamarkaasna ay leeyihiin xuquuqyo iyo waajibaadyo kale, kuwaas oo aan saarneyn ama aysan laheyn ajnabiga deggan Finland.

Xuquuqyada

  • xaq u lahaanshaha helitaanka baasaboorka Finland
  • xaq u lahaanshaha imaanshaha Finland iyo diidista in dal kale laguu dhiibo
  • xaq u lahaanshaha codeynta doorashada madaxweynaha, doorashada baarlamaanka iyo aftida shacabka, haddii uu buuxiyay 18 sano
  • xaq u lahaanshaha isu soo taagista doorashada baarlamaanka, haddii uu buuxiyay 18 sano
  • suurtagalnimada in laguu doorto xilalka dowladda ee dhalashada Finland ku xiran
  • Xuquuqyada muwaadiniinta Midowga Yurub, sida dhaqdhaqaaqa xornimada leh iyo xornimada shaqada ee deegaanka Midowga Yurub iyo xaq u lahaanshaha codeynta iyo isu soo taagista doorashooyinka Midowga Yurub

Waajibaadyada

  • waajibka ka qeybqaadashada difaaca dalka ama gacan siintiisa. Ugu yaraan raga 18 sano jiryada ah waxaa saaran waajib ciidan (asevelvollisuus).
  • waajibka u hogaansanaanta sharciga Finland haddii meel kale oo aan Finland aheyn xitaa la joogo. Muwaadinka Finnishka ah waxaa lagu xukumi karaa dembi uu dibadda ku galay.

 

Xigasho: InfoFinland

  • Myintegration.fi: Lainsäädäntöä >>
  • Oikeusministeriö: Finlex >>

WARARKA

  • Dabaaldegga Maalinta Shaqaalaha (Vappu) ee Hämeenlinna 25.04.2025
  • Halkeen ka helayaa raashinka gargaarka ah? 13.02.2024
  • Wakhtiga keydinta calaamadda buugga madow 29.07.2021
  • Ku aqriso wargeysyada elektaroonigga ah fadhiga gurigaaga adigoo joogo! 22.04.2020

RSS WARARKA MAGAALADA HÄMEENLINNA

  • Pitäjien asumisen markkinoinnin avustusta on jaossa vielä 4 000 euroa vuodelle 2025 20.05.2025
  • Hämeenlinnan kaupunki etsii yrittäjää Sotkanrannan satamaan 20.05.2025
  • Monipuolista kesätoimintaa nuorille Hämeenlinnassa 19.05.2025
  • Älä välitä -kampanja jälleen Hämeenlinnassa 26.5.–1.6.2025 19.05.2025
  • Tervetuloa Opiskelijoiden työllistymisen ja pitovoiman edistäminen Kanta-Hämeessä -hankkeen loppuseminaariin 20.8. 19.05.2025

MAGAALADA HÄMEENLINNA

Wetterhoffinkatu 2
13100 Hämeenlinna

Emaylka hameenlinnan.kaupunki(at)hameenlinna.fi
Markaad soo dirto email, beddel calaamadda (at) saxiix calaamadda @

www.hameenlinna.fi

Blogs
Taariikhda
Thacdooyinka
Sharciga

Jawaab celin
Faylka sharaxaadda
Waa Maxay Myintegration.fi?

 

 

EU-rahasto logo iso

 

 

 

Hameenlinnan kaupunki logo

 X
Screen capture

$h2

$hl

Loading..
AddSearch.com - Instant search for your websiteX